Dabaaldegyo lagu soo dhoweynayo TPLF oo caawa ka socda Makelle (Sawirro)

Dabaaldegyo waaweyn ayaa caawa ka socda magaalada Makelle ee caasimada gobolka Tigray ka dib markii ay halkaas dib ula wareegtay Jabhada TPLF. Dadweyne faraxsan ayaa ku damaashaadaya waddooyinka magaalada, kuwaasoo soo dhoweynaya ciidamada TPLF ee magaalada soo galay caawa. Ciidamada dowladda Itoobiya ee 8 bilood ka hor halkaas qabsaday ayaa isaga baxay magaalada ka hor … Continue reading Dabaaldegyo lagu soo dhoweynayo TPLF oo caawa ka socda Makelle (Sawirro)